Daawo Muuqaalo ku saabsan Xaafuun & Hurdiya iyo Warshada Cusbada [1933]
August 17, 2012 // Announcement, Warar SomaaliA video from the colonial era of the salt works of Hafun ( the first capital of Italian Somaliland)
Soon after the First World War, the Italians realized that the shallow bay of Hafun, which had a long, low beach along the mainland side, was a perfect place for a large salt works. The Società Saline e Industrie della Somalia Settentrionale built on both sides of the peninsula of Ras Hafun ( Hafun and Hurdiyo) what would be the largest salt-works in the world. The firm, constituted in Milan in 1922, built a town for 5,000 inhabitants called Dante. Construction began in 1922 and was completed by 1929. In 1931, production began at the salt factory and soon the enterprise at Ras Hafun was exporting by sea over three hundred thousand tons of salt a year for industrial use. In 1941, during World War II, the British, who had lost British Somaliland to an Italian attack, sent north into Somalia from Kenya an expeditionary force that captured all of Italian East Africa and in the process destroyed the salt works.
Waxaa muuqaaladan taariikhiga ah nasoo gaarsiiyey
Shabadkada uruurisa taariikhaha dhulkii uduga ee puntite.com




Adeer Puntland waa qayb ka mid ah somaliweyn qof somali ah oo aad ka xigtaana ma jiro marka sow ma habboona inaad somaliya waxaas oo khayraad ah baa ku jira tilmaanto, saas baa qurux badan si qalbada umada loo daweeyo laakiin nin walba hadduu tuuladuu dego keliya maskaxdiisa ku xiro oo somalinimadu ku yaraato macna weyn samayn mayo weligiis ogow
Bismillaah ciid wanaagsan kuli caam wa antum bikheyr mahad oo dhan Alleh ayaa iska leh aad ayaan ugu faraxsanahey sawirka aan ogaa oo la i tusiyey aad ayaana ugu mahad celinayaa puntlannews24 oo dadaal wada sidoo kale qorayaasha aad ayaan ugu mahad celinayaa waliba gabadha xaawo reer puntland ma idiin sheegaa wax aad ogtihiin jawaabtu waa haa Somaliya dadka daacada ah oo shaqada badan waa reer puntland intooda badan 85% waa dad aaminsan gacantooda baryana aqoonin dhac iyo jidgooye ama dil warkiisa daa mahadaasna alle ayaa inka leh lakiin waxaad moodaa in aan sugeyno Somalida aad aragteen meesha ay joogaan waxaan ku talin lahaa aan isku tashano Alleh talada an saararo dalkeenana aan ka shaqeysano runtii gobolka bari kheyraadkiisa meesha laguma soo koobi karo dhinacii aad aado xaga xoolaha, kaluumeysiga , cusbada , black Gold,(gas ama oil) beeraha, macdanta, beeyada, luubaanta, biyaha macaan , iyo waxyaalo kale oo badan sidoo kale waxaa daga gobolka bari tirada somali ugu badan ee hal gobol daga waa 40 degmo in ka badan waxeyna dawlada aqoonsan tahey 21 degmo kuwa kalana waxey aqoonsi qof uga bahan yihiin ma jiro waxaad arkeysa magaalooyin ka go’an dalka intiisa kale hadana aan wax u baahneyn oo isku filan lama geeyo caawinaad waayo wey isku tashadeen allena wuu garab galey waliba waxaan idiin sheegayaa dawlada aan qabno ee Puntland wali aqoon uma laha ama wali maba ay tagin magaalooyinkaas intooda badan aqoona uma laha waxaan idiin sheegaya waxaan arkey hal tuulo aan aan kor marney oo le;eg ilaa 90 km ma balaarna lakiin wey dheer tahey tog ayey dadka labada dhinac ka dagan yihiin waa wax lala yaabo waa tuulada dhaadaar la yiraahdo cimiladeedana waa qabow aad ah dadka waxey heystaan xoolo waxeyna ku fiican tahey beeraha gobolka bari wxaa ku yaala togaga ugu badan ee somaliya ay leedahey 95%, waxaana igu maqaalo ah in hada biyo xidh loo sameeyey waxey leedahey in ka badan 15 biyo dhac ama biyo mel dheer oo buur ah ka soo dhacaya sanadkii oo dhan xili walba abaar ama aaran sida isku shuban la soco gobolka bari waa buuraley roobka buraha kma qaado wuu iskaga daa waxaana la mid ah ceergaabo buurta daalo oo iyana la mid ah roobka kama qaado xili kasta inta laga og yahey gobolka bari waa in aad u yar runtii waxaan dadka reer Puntland kula talin laha in ay ugu yaraan ay bartaan dalkooda waxaana aamins anahey nin bartey gobolka bari meel kale ma siisanaayo Boosaaso ma matasho gobolka bari la dabeecad ha aha hadii aad tagtey boosaaso boowe bari kuu laaban boosaaso waxey ka mid tahey bari lakiin boosaaso bari ma aha dhinac kasta waxey isku mid yihiin gobolka sanaag xaga beeraha sanaag waa ban cidla ah geedaha waaweyna ku yar yihiin buuraleyna ka leh inta ceergaabo iyo dusheeda ah lakiin bari waa buuraley, banaan leh dhir waaweyn hadii ay jirto in biyo xidh lagu sameeyey togaga gobalka bari waxaan rumeysanahey in ay noqondoonto meesha somali cunadeeda laga soo saari doona waxaana ka bixi kara wax walba oo aduunka ka baxa carada gobalada puntland inteeda badan waliba gobolka bari iyo nugaal waa dhoobey aan wasaq badoq laheyn sida gobolada gosha wabiyada, wey sahlan tahey sidii looga aburi lahaa bariiska iyo cambaha waayo bariiska iyo cambaha waxay rabaan in biyo ay ku hex jiraan carada dhoobeyda iyo carada gobolka bari ma laqaan biyaha wey heyaan waana sahal sidii loo abuuri lahaa sidoo kale sareenka waa la mid, tan kale waa sahal sidii loo dhalin lahaa xooga tamarta korantada waayo biyo dhacaya sanadkii oo dhan hadii aad heysatid, sidoo kale waa sahalhawada laga sameeyo korontada marka laguma soo koobi karo halkaan waxaan la inaga rabaa shaqo alleh ku kalsoonaan in biyo sacabadaadaa looga dhargaa waxaa sahlan in laga sameyo seerooyin ay xoolaha daaqaan sanadkii oo dhan waayo dhulkoo wayn iyo biyo oo meel kasta yaala xoolaha la dhoofiyo oo meelo kale laga raadinaayo looma baahna waa dhaqan karnaa waliba waxaad ka faa’iideysan kartaa caanaha ood eebin kartaa bilibka oo ad eebin kartaa iyo waliba aad dhoofin kartaa xoolaha nool marka walaalayaa caqliga saliimka ha shaqeeyo halaga maarmo gargaar shisheeye xaaraan la raadiyo in aad madaxweyne puntland ka noqoto ood ad wax dhacdo ma wasiir ka noqoto aad wax bililiqeysato aakhiradana ha laga fakaro aduun waa maalmo tirsan ood waliba intii badneyd aad soo qaadatey hadana aan rabtid in aad ku dhimatid towba xumo waa khasaare nabi Muhammed SCW waxa uu yiri ibnu aadan waxa Illah siinaayo ama ugu tala galey ka badan ma helaayo kayarna ma helaayo lakiin waxa uu helaya riziqii oo xalaal ah ama riziqii oo xaan ah (XALAASHA WAXA KA DAMBEEYA XISAAB INTEE KA KEENTEY? INTEEna KU BIXISEY? XAARAANTANA WAXAA KA DAMBEEYA UUN CADAAB) Alleh halaga baqo hana loo toobad keeno hana la is cafiyo kuligeen cadowgana halaga digtoonaado amaankana hala ilaaliyo waa dadteenee danta faroole ama madaxda Puntland ma aha waa danta shacabka Puntland yaan lagu dayanin dadka inaga liito halagu daydo kuwa ina dhaamo hala soo celiyo walaaltinimadii PUNTLAND kalsoonidii isku tanaasulkii is aaminkii, yana la iloobin Sababtii aan u nimid PUNTLAND oo aheyd go’aan ay noo gaareen dad kale oo aan walaaltinimo u qabney lakiin dhib inala rabey hoog iyo halaag balse ALLEH Subxaana watacaala aan oran iyagana ku dhacey waxey walaalahood ISLAMKA ah la rabeen,(god walaal ha qodin hadii aad qodidna ha dheereen in aad ku dhacdid ayaa la arkaaye) Alleh ayaana inooga hiiliyey ha la ogaado iska cafiya illaahna u weydiina dambi dhaaf una duceeya waa adoomo alleh oo daalimiin ah (ama isugu kaalmeeyey dulmi daris aan waxba u dhimin reerkaas ayuu alleh ka dhaliyey u gumaadey) subxaana Laah illaahna daalimiinta wuu halaagaa ayagoo kooxo koox ah ama qaf qaf ah, wey na muteen intoodii badneyd yaan lagu dayanin duulkaas baaba”ay (XASADKA XIQDIGA XINKA QUURIWAGA UU GOOGOOYEY), WABILLAAHI TAWFIIIIIIIIIQ.
Dadka qaar baa waxa laga hadlayo,aan garanayn.
cusbada ma aha wax baxa,ee biya bada ayaa marka la uumi biyo,waa soo hara cubo,aad u tayo fiican’
Jaalle,Cabdi gurxanow ,aqoon la’aani waa ilays laane wax baro,oo aqoondarada ka bax.si aad uminimada uga baxdo.
Marka aad daawato sida dadkaasi ay,muruqmaal u yihiin,una shaqaynayaan,iyo maantay,halka dadwaynaha soomaaliyeed,ay shaqo ka dhigteen,burcad badeed,jedgooyo,NGO’S,afmishaarnimo,iyo in,aan wax shaqa la baran,bedelkeedana lawada noqdo,qadwalayaal,kabo qabiilo,iyo in la helo wax,aan loo dhididin.dadkii waagaasi joogay ee murqmaalka ahaa,dhididkooda dhhisanjiray,maantay,ma jiraan,ee waxaa bedelay,duul wada siyaasiyiin,ah iyo bob hantidii yarayd ee umaadda ka dhexaysay.
Kkkkkkkk kkkkkkkkk dawlada hada jirta khayraad xaafuun iyo hurdiya tabar uma hayso umana soo jeedo,lkn hadad eyl tidhaahdaan beritan wafdi ina faroole wato loo dirayaa,KkkkkkkkkK ee nugaal khayraadka kujira soo qora aan lasoo baxnee fadlan
waa khayraad aad umihiim ah buntland na ay ku hora mari karto shacabka buntland waa inay muuji yaan ilbaxnimo iyo xadaarad oo ay aamina dawladooda o ay fahmaan inay iyagu leeyihin wixii qalad ahna aysaxaan oo ay iska dayaan qabyalada iyo jaahilnimada
Meeshaan khayraad fara badan ayaa yaala addunkoo dhamina isha ayuu ku hayaa, marka dowladda Puntland iyo shacabkeeduba waa iney is fahmaan oo wada shaqeeyaan kana faa’iideystaan khayraadkooda qabiilka iyo qurunkana iska dhaafaan oo waddani noqdaan ogaadana waxaad haysataan ayaa idinka badan cid adduunka haysataana ma jirto ee wada shaqeeya oo ka faa’iideysta.