Wafdi nabadeen ah o ka ambabaxay Magaalada Qardho oo aday Degmada Isku shuba(Dhagayso)

Waxaa maanta ka tagay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ergo
nabadayn ah oo ku baxay daminta shaqaaqadii ka dhacday degmada
Iskushuban ee gobolka Bari, taasi oo ay ugu dambaysay dil laba ka mid
ah ciidamada dowladda loogu gaystay deegaankaasi.

Col Yaasiin Cumar Dheere oo ah la taliyaha madaxwaynaha Puntland ee
dhanka amaanka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dilalkii ugu
dambaysay ee ka dhacay deegaanka, isagoona sheegay in kooxihii dilka
gaystay in lasoo qaban doono , sharcigana lagu fulin doono.

Waxaa dhanka kalle uu bogaadiyay maamulka gobolka Bari, taliyaha
qaybta booliska gobolka Bari iyo odayaasha magaalada Bosaaso qaarkood
oo ku jira daminta xiisadan.

Hoos ka dhagayso Codka Col Yaasiin Cumar Dheere:-

Comments

  1. says

    Masha alah gacan kudhiigleh nina wanaag umahayo marka dadkii dhibka geystay waa in lasoo qabtaa fidno iyo dhib marabno dadkaas ehelkaa ilahay masaalixo ha dhexdhigo waxgaradka reer puntland doorkooda haka qataan

  2. says

    ilaah waxan ka baryeynaa in dhibtu aysan intaas dhaafin dadka reer puntland maanta uma baahna dhexdooda dagaal beleed iyo amni xumo ,odayaashu waa in ay awood uleeyihin in ay qabtaan dhalinta amni xumada abuuraya .

    Cabdiraxman yare. hadalka aad ku hadlaysid mar danbe hala imaan halkaan yaa lagu xadgudbay oo lagu gardarooday degaanka waa lawada leeyahy beelaha walaalaha ahna wuu ka dhaxeeya dadk haday wada noolyihin khilaaf iyo dhib wuu ka dhex dhacaa blse waxaa ugu ficn marka si cadalad ku jirto oo loo xaliyo blse ma jirto cid degaan leh iyo mid koyta ah hadalkaaga hubso .

    ilaah nabadeena hanoo balaariyo belaayana hanaga xijaabo

  3. qardhawi says

    mesha wa lawada daga lkn wa lagu laka badanyhy lasocda taas hase ahaate cali saleban puntlnad waxay ka noqdeen tuke canbaar leh isla mar ahantana meel aysan waxba ku lahyn bay buuq inay ka dhaliyan raban masurto galayso balse hada iyo hadhow besha cisman maxamud way iska qabanysa cidi far dhaqajisa

    • wiil iskushuban says

      cali salebaan ma iska celin kartaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk hadhow ayaad u yeeran doontaa cumar iyo ciise maanta lajoogo cali salebaan hubka iyo ciidaanba wax iska celinkara maleh hadii ay soomali oo dhan ay isgu tagto xitaa ee meesha huurada badan iska hoobi

  4. says

    Wiilka iskushuban ku qortayoow waxaa tahay maangaab cuqdad iyo caadifad ka buuxsantay cali saleebaan waxaa lugu yaqaan fulaynimo dagaalkasta oo ay galaana dhabarkay jeediyaan cismaan maxamud waa niman dagaal iyo nabadba yaqaan ee yaan lugu soo afjarine digada ha isku kicin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *