Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Waxaa saaka magaalada London ku geeryooday Matxuum  Maxammed MUUSE XAAJI. Ilaahay qabriga u waa siciyo kitaabkiisana midigta hawga dhiibo.Amiin.

Dhamaan shaqaalaha Puntlandnews24 waxay tacsi gaara u dirayaan qoyskii  allah ha u naxariistee marxuum MOHAMED XAAJI MUUSE oo aan uga tacsiyeynayo caruurtiisa iyo xaaskiisa SAFIYA HUSSEIN GODANE iyo dhammaan ,eheladada iyo qaraabadii in ilaahay samir iyo iimaan kasiiyo Aamiim Aamiin.