Magaalada Xalab ee dalka Suuriya oo ah Magaalo Qadiimi ah ayaa Muddo ku dhow 4 Sano  waxaa ka socday dagaal culus oo udhaxeeyay ciidamada Suuriya iyo Mucaaradka Dalkaasi.

16-Kii Bishaan dowladda Ruushka waxa ay ku dhawaaqday in Magaalada Xalab in  ay gacanta u gashay ciidanka Ammaanka dowladda Suuriya.

Sawiradaan waxa ay muujiyaan ka hor inta aysan dagaalladu ka dhicin sida ay ahaan jirtay Magaalada Xalab iyo hadda oo dagaalladu ay ka dhaceen sida ay tahay.

Daawo Sawirada.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 boolis jow kk llllll ppp qqqqq s wwwwwwwwww xxx zzzzzzzz