Innaa Lillaahi wa inaa ilahayhi raajicuun

Waxaa si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynaynaa geerida naxdin leh oo ku timid Pro.C/raxmaan Ahmed Nuur iyo Sahro Cali Yaasiin C. Keenadiid oo laba gabdhood oo ay dhaleen  ku geeriyoodeen magaalada Ottawa ee dalka Canada.

Geeridu waa xaq, ruuxna dhaafi mayo waqtigii Eebbe u qoray .Waxaan Allaah na abuurtay ka baryeynaa inuu Jannatul firdowsa ka waraabiyo, dhamaantèna uu samir iyo iimaan naga siiyo. Aamiin yaa Rabbi.
Aamiin yaa Rabbi.

Waxaa tacsidatan diraaya:

1.Gen.Maxamuud Muse Xirsi (Gen.Cade )

2.Gen.Cabdulaahi Siciid Samantar

3.Maxamed Cumar Jaamac (Dhigic Dhigic)

4.Gen.Yuusuf Axmed Khayr

5.Maxamed Abshir Cumar

6.Cismaan Muuse Samantar

7.Haybe Abdi Isman,

8.Cabdinuur Geelle Cumar

9.Mohamud Omar Samantar,

10.Ismail Musse Samantar.

11.Abdulahi Yassin Mohamad,

12.Sahara Ali Abshir,

13.Hodan Sacid Isse,

14.Abdiqadir Sacid Isse,

15.Markabo Farah,

16.Hussein Musse Boqor,

17.Ahmed Nuur Jamac,

18.Abdirasaq Galle Omar,

19.Ali Haji Musse,

20.Sharmaake Maxamed A shir

21Madina Farah bashane,

22.Ali Haji Yussuf,

23.Muxayadiin Cabdulaahi Abshir

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun