Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Doonta Al-Khaadiri oo u rarneyd ganacsto reer Puntland taasi oo ku degtay xeebaha magaaladda ganacsiga ee Bosaaso iyadda oo la xaqiijiyey in ay ku degtay meel qiyaastii u jirta Dekadda Bosaaso 14 Mile.

Mustafa Shanle, Wakiilka Shirkadda doonidan ayaa u sheegay Idaacadda SBC  Bosaaso in la soo badbaadiyey 7 qof oo ka mid ahaa 10 qof ee socday doonida kuwaas oo 6 ka mid ah u dhasheen dalka Hindiya, halka nin Soomaali ah oo doonida saarna uu dhintay ka dib markii dhowr jeer isku dayeen inay badbaadiyaan balse suurto geli wayday.

Halkaan ka dhageyso wareysiga oo dheer

 

 

 

Wararka

PN24