Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah baarlamanka gobolka Manisota ee Mareykanka ayaa siheer sare ah loogu soo dhoweeyey magaalada Qardho maanta.

Xildhibaanadda ayaa horay usoo martay magaalada Muqdisho oo ay kula soo kulantay madaxwaynaha iyo raysal wasaaraha xil hayntooda dastuuriga ay dhamaatay iyo madaxda Puntland.

Hoos kadhagayso soo dhowayntii Qardho loogu sameeyey

Puntland-News24.