WAR DEG DEG :Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa Warbaahinta  u sheegay in baarlamaanka Galmudug uu xilka ka qaaday madaxweyne Cabdikariin Guuleed.
Sida uu Cali Xareed sheegay 54 xubnood oo baarlamaanka Galmudug ka tirsan ayaa cod u qaaday saaka xil ka qaadistan.
Madaxweyne Cabdikariim Guuleed kama uusan hadlin weli tilaabadan iyada ah.

Mudoba waxaa ka taagnaa maamulka Galmudug khaliif aad u balaaran oo ahayd waxqabad la.aan laga tirsanaaye Madaxweyne Cabdikariin Iyo xukuumadiisa waxayna iska indho tireen laxisaabtan in ay horyimaadaan Baarlamaanka Galmudug.

Kacdoonkan kabilowday Galmudug wuxuu calaamad u yahay niyad jabweyn oo ku dhacday Ururka Damaca Badan ee Dumul Jidiid.

Wuxii soo kordha isha ku hay PN24