Xildhibaan Maxamed Cismaan Jawaari oo ku guulaystay markii labaad Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soonaaliyeed.

1.Maxamed Cismaan Jawaari oo Helay 141 cod.

2.Cabdirashiid Maxamed Xidig Ok helay 97 cod.

3.Geesey ok helay 17 cod.

4.ok helay 2 cod