Waxaan u hambalyeynayaa xilka madaxweynenimo ee lagu doortay Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya.

Waxaana Alle subxaanahu watacaalla ugaa baryayaa inuu uu fududeeyo, una waafajiyo sida ugu haboon inuu uu gudan karo masuuliyaddan weyn ee lo xilsaaray.

Anigoo munaasibadan kafaaiidaysanaya , waxaan cadaynayaa inay jamhuuriyada jabuuti sidii looga bartay hiil iyo hooba lagarab joogto shacabka soomaaliyeed iyo dowladiisa dadaalka aygu jiraan adkaynta nabada iyo dib u dhiska qaranka.

Hambaalyo