Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun madhinte waa ilaah:

Anigoo Ah Hirsi Bulhan faarah waxaan umada soomaaliyeed, puntland iyo guud ahaan ehelkiisaba uga tacsiyeeynayaa marxuum maxamud muuse xirsi Boqor jeneral cade wuxuu ahaa nin weyn oo Dalka iyo dadkaba u soo shaqeeyey xiliyo adag waxaan alaah uga baryayaa in uu u naxariisto anagoo dhana samir nagasiiyo Aamiin Aamiin .