Wasiirka arimaha dibada ee maamulka somaliland ayaa sheegay in wax kajirin wararka sheegya in saldhig ciidan Imaraadka carabta kasameysanaayo magaalada Berbera.

Somaliland ayaa sheegtay in oo jirin heshiis dhex maray ayaga iyo Imaraadka waxaana oo sheegay in arintaasi siweyn loo eego.

Wasiirka Arrimaha dibada Maamulka Somaliland Sacad Cali Shirre ayaa sheegay in Somaliland ay taqaano danteeda isla markaana aysan jirin wax heshiis ah oo ay kala saxiixdeen dowladda Imaaraadka Carabta.

Hoos ka dhagayso Wasiirka oo uwaramay VOAda
xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx