Golaha guurtida Somaliland ayaaa maanta gacanta isula tagay ka dib marki dowladda ay dalbatay in la ansixiyo Heshiis ay la gashay dowladda Imaaraadka oo ku aadan in xarun Milatari ay dowladdaas ka dhisato magalada Ber-bera.

Hadaba Hoos kadaawo Qudbada Madaxweynaha Soomaaliland Axmed silaanyo.

Hoos kadaawo Sida aya isugu gacan qaadeen Baarlamaanka soomaaliland iyo Buuqii Halkaasi kadhacay Maanta

PuntlandNews24.com