Waxaan Madaxdeena sharafta leh ka codsanayaa In Airport-ka Bosaso ee casriga ah lagu Sharfo Magacisa Madaxweynihi hore ee Puntland JANARAAL CADE MUSE AUN oo Biri Insha allah lagu wado Meydikisa in laga so dejiyo Airport-ka Boosaaso.

Insha allah Waan rajeynayaa In Garoonka loo bixin doono JANARAL CADE AIRPORT.