Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Gen Cadde Muuse Xirsi ayaa magaalada bosaso loogu samayn doonaa aas qaran halkaasi oo lagu aasi doono sida uu sheegay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Marxuumka waxaa meydkiisa lakeenayaa 08:00 subaxnimo  maalinta talaadada berito ah.

Marka dadka  lwaxaa la ogaysiinayaa waa in ay  diyaar ku yhiin  Garoonka Magaalada Boosaaso aaskuna waxaa uu ka  dhacayaa Garoonka Boosaaso.