PuntlandNews24 waxaa uu akhristayaashiisa sharafta leh meel walba oo ay ku suganyihiin usoo gudbinayaa sawirada aaska qaran ee maanta kadhacay magaalada Bosaaso ee loo sameeyey madaxwaynihii hore Puntland Marxuum Cadde Muuse Xirsi Boqor, iyadoona aaskan ay ka qaybgaleen labada gole ee dowladda Puntland , raysal wasaarihii hore Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo masuuliyiin horay xilal uga soo qabtay Soomaaliya iyo kuwa hadda haya.

Puntland-News24.