Dibadbax looga cabanayo xaalado nolol xumo oo ka jirta degmada Xudur ayaa ka dhacay degmadaasi , taasi oo ay dhigeen dadka deegaankaasi.

Waxa ay sheegeen in darruufo nololeed ay ka jirto oo ay u dheertahay xaalado amaan xummo , waxaana codsi ay udireen dowladda Soomaaliya inay wax kala qabato , iyagoona sheegay dhanka kale maamulka Koonfur Galbeed inuu waxba u qaban.

Hoos kadhagayso
PuntlandNews24.