Wararka ka imaanaya Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Maanta Ciidamada AMISOM ay Duqeyeen Degaanka Janaale oo ay Fariisin ay ku leeyihiin kooxda Al-shabaab.

Duqeynta ay Fulisay AMISOM ayaa timid ka dib markii Al-shabaab ay Duqeyeen Fariisomo AMISOM ay ku leeyihiin Qeybo kamid ah Gobolka,iyagoo AMISOM ay Duqeynta ay rideen ay aheyd mid Jawaab ah.

Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Shabellaha Hoose waxaa la sheegay in ay Barakaceen Dadkii ku noolaa qaarkood ,kuwaas oo ka cabsi qaba in Duqeyntu ay saameyso.