Wasaarada kaluumaysiga iyo Qayraadka Bada Puntland ayaa maanta waxa ay shir jaraaid ku qabatay Magaalada Bosaaso .

Shirkan ayay ka gahadashay Maraakiib kaluumaysi oo ku xiran Dekeda Bosaaso kuwaas oo Maalmihii udanbeeyay Hadal haynteeda ugu Badan ay ahayd Sababta ay uyimaadeen iyo Heshiiskan lala galay Waxa uu yahay.

Maraakiibtan ayaa Gaaraya ilaa iyo 7 Markab Waxayna ka socdaan Dalka Jamhuuriyada Jabuuti oo Heshiiskan ay lagashay Wasaada ka luumaysiga Bada ee Puntland.

Wasaarada ayaa sidookale sheegtay in heshiiskan la horgeeyay Baarlamaanka uuna ansixiyay iyadoona lamagacaabay Gudi Qiimayn doona Maraakiibtan .

Hadaba Waxaa Maanta Arintaasi ka hadlay Wasiirka Wasaarada kaluumaysiga iyo Khayraadka bada Puntland Cabdi Nuur Biindhe ,

Hoos kadhagayso Codka Wasiirka.

Xasan Heykal PuntlanNews24.com.