Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee dawladdiisa hogaamin doona Xasan Cali Khayre oo ah nin ku cusub hanaanka Siyaasaded ee Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhawaaqay magacaabida Mr, Kheyre saacad ka hor intii uusan u dhoofin dalka Sacuudi Careebiya, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya.

Puntland-News24.