Ogaysiis Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dagan Gothenburg waxaa lagu war galinayaa in ay ka Soo qeyb Galaan Xafladda Taageerada Dowlladda.

Xafladda Taageeridda iyo Talosiinta Madaxweyne Mohamed Abdullaahi Farmaajo iyo Raisulwasaare Xasan Cali Khayre kana dhacaysa Magaaladda Gothenburg ee Dalka Sweden waxaa soo Qaban qaabshay Jaaliyadda Soomaaliyeed Magaaladda Gothenburg.

Xafladdu waxay dhacaysaa Maalinta Sabtida ah 25/02/2017.

Dhamaan waxaa Laga Codsanayaa in ay ka soo qeyb galaan Munaasabadda. Hadiii Allaah Idmo Waa mahadsan tahiin.