Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ku adkaysanayay inuu yahay madaxwaynaha Galmudug oo horay baarlamaanka Galmudug xilka uga qaaday ayaa sheegay inuu katanaasualay xilkaasi.

Guuleed ayaa u sababeeyay inuu xilka uga tanaasulay arimo caafimaad.

Madaxwaynaha Galmudug ayaa horay qaliin looga sameeyey dhanka wadnaha isbitaal kuyaala wadanka India.

Puntland-Newa24.