Nabadoon Cabdiqaadir Axmed Ibraahim Xarago oo ah afhayeenka nabadoonada ee gobolka Bari ayaa xalay ku hoyday xabsi ku yaala magaalada Bosaaso , kadib markii shalay laga xiray kantoroolka Bosaaso xilli uu ka gudbyay.

Nabadoon Cabdiqaadir Xarago ayaa waraysi uu siiyay shalay subax idaacadda VOA-da waxaa uu siwayn uga horyimid dhalinyaro ay xukun ku riday maxkamadda ciidamada Puntland kuwaasi oo ku eedaysnaa dilal ka dhacay magaalada Bosaaso.

Dowladda ayaan ka hadlin sababta nabadoonka loo xiray.

Puntland-News24.