Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xaalada ka jirta Puntland, isagoo ku sheegay in waxyaabo badan uu u qabsoomay maamulkiisa saddexdii sano ee uu xilka hayay.

Isagoo waraysi siinayay radio Daljir ayaa waxaa uu madaxwaynuhu sheegay Puntland inay u baahnayn nin dan gaar ah oo dadka kiciya , buuq iyo khilaaf.

Waraysiga hoos kadhagayso

“Puntland uma baahna, buuq, khilaaf iyo nin dan leh inuu dadka kiciyo”

http://www.radiodaljir.com/readmore.php?title=DHEGAYSO:%20Wareysiga%20Radio%20Daljir%20la%20yeeshay%20Madaxweynaha%20Puntland%20Cabdiweli%20Gaas%20oo%20dhammaystiran.&section=wacaal&news=9344&uft=/resources3/images/Gaas.jpg

Puntland-News24.