Axmed Jaamac Jagle waa dhibane dhalay Sahra Axmed Jaamac oo oo 22kii bishaan nin toori watay uu ku dilay magaalada Bosaaso.

Falkaasi ayuu sheegay wali in laamaha ammaanka dad usoo qaban, Marxuumadda la dilay Sahra ayaa ahayd 15- sano jir la dilay goor maqribnimo xilli ay kasoo baxday guri ay daris ahaayeen ayna kusii jeeday hoygeeda.

Hooyada dhashay ayuu sheegay Axmed Jaamac inay u xanuunsantahay naxdinta dilka gabadheeda.

Hoos kadhagayso Maxamud Cabdi Ibraahim ayuu u waramay

Puntland-News24.