koox hubaysan ayaa xalay kudilay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ruux ganacsade oo dumar ahayd.

Dilka waxaa uu ka dhacay xaafadda Mursal ee magaalada Baydhabo , waxaana la sheegay inay baxsadeen kooxdii falkan gaysatay.

Ciidamada amaanka ee Koonfur Galbeed ayaa dad usoo qabtay dilka haywanaydan oo magaceeda lagu soo koobay Xamareey.

Haweenka Soomaaliyeed waxaa ay lafdhabar u yihiin bulshada Soomaaliyeed , iyagoona la kulma dhibaatooyin kale duwan.

Puntland-News24.