Saddex qof ayaa dhaawac ka soo gaaray bambo gacmeed lagu tuuray dhismaha maxkamada derejada kowaad ee Bosaso.

Xiliga weerarka dhacay waxaa maxkamada ku sugnaa boqolaal shacab, waxaana ka socday dhagaysiga Kiisas Madani.

Qofkii Bambada tuuray ayaa la sheegayaa inuu goobta ka cararay.

Puntland-News24.