Dowladda Puntland ayaa ku eedaysay kicin iyo iska horkeenid shacabka Puntland ah talfishinka Universal ee ku hadla afka Soomaaliga kaasi oo fadhigiisu yahay magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska.

Wasiir kuxigeenka warfaafinta Puntland ayaa ku saxiixnaa amarkan shaqo joojinta ah, iyadoona lala socodsiiyay dhammaan talisyada degaamada Puntland inay fuliyaan amarkan.

Puntland-News24.