Dowlada Maraykanka ayaa dhawaan waxa ay sheegtay in ay kordhinayso Howlagalka soomaaliya ee ladagaalanka Ururka Al-shabaab.

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo kamid ah isimada Puntland ahna Afhayeenka isimada Puntland aqoon durugsana u leh arrimaha ciidamada ayaa sheegay in xiriirka Maraykanka iyo Dowlada Fadaraalka soomaaliya uu noqonkaro Mid wanaagsan marka laeego Danaha Maraykanka uu kaleeyahay Geeska Afrika.

Hadaba Hoos kadhagayso Waraysiga Garaadka .

Xasan Heykal Puntland News24.com