Xildhibaanada Golaha Guurtida maamulka Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa isku raacay in doorashada Madaxweynaha maamulka Somaliland in ay dhacdo 13-12-2017.

Sidoo kale doorashada Xildhibaanada golaha degaanka ayaa la qaban doonaa Bisha Afraad.

Hadaba Hoos kadhagayso ku dhawaaqista Mudo kordhinta .

Xasan Heykal Puntland News24.com