Madaxweyne kuxigeenka Puntland Injineer Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Camay oo Dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe ka Dib Markii uu ka Qaybgalay Shrwayne looga hadlaayay Abaaarta ka jirta Dalka oo uu shir Gudoominaayay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdilaahi Farmaajo ayaa saxaafada ugawarbixiyay kulankaasi iyo wixii looga hadlay.

Madaweyne Xigeenka Puntland Camay ayaa Sheegay in Puntland Shirkaasi ay ka soo gaartay lacag dhan 150kun oo Doolar ah.

Hadaba Hoos kadhagayso