Golaha 83 ayaa bilaabay barnaamijyo iyo falanqayno siyaasadda iyo arimaha bulshada ee Soomaaliya , iyadoona barnaamijka uu sitoos ah uga imaanayo xafiiskiisa Bosaaso.

Hoos kadhagayso barnaamijka waxaa su’ aalo lagu waydiinayaa wasiiru dowladaha kalluumaysiga iyo khayraadka badda Puntland Dr Cabdiraxmaan Kulmiye.

 

Puntland-News24.