Waraka ka imanaaya Magaalada Gaalkacayo ayaa waxay sheegayaan  inmid ka mid ah xildhibaanada Baarlamanka Puntland oo lagu magacaabo Cabdulqaadir Faarax Bootaan iyo qof shacab ah oo la socday ayaa dhaawac cucul uu ka soo gaaray qaraxa walxa isna loogu xiray gaarigiisa.

Goobta falkan uu ka dhacay ayaa aheyd meel ku dhow hotelka Kalasik ee bartamaha magaalada Gaalkacyo, gaar ahaana dhinaca Waqooyi.

Warbaahinta  magaalda  Gaalkacyo ayaa soo sheegaya in mudanaha iyo qofka rayidka ah ee la socday ay qabaan dhaawacyo culus.