Taliska ciidanka Daraawiishta Puntland oo maanta warbaahinta kula hadlayay Magaalada Garowe, ayaa faah faahin ka bixiyay xuquuqda ka maqan ciidamada iyo wararka ku saabsan in dowladdu bixisay mushaharka shaqaalaha dowladda sida lagu sheegay war-saxaafadeed dhawaan kasoo baxay wasaaradda Maaliyadda.

Hadaba Waxaa Saxaafada siwada jir ah ulahadlay taliye ku-xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland, General Dayr Xaaji Cabdi, taliyaha ururka taliska Gaashaanle sarre Maxamed Ducaale Maxamuud (Ayax) iyo Afhayeenka Ciidanka Daraawiishta Gaashaanle sarre Maxamuud Maxamed Axmed (Gubadle).

Hadaha Hoos ka Daawo.

Xasan Heykal PuntlandNews24.com Bosaaso