Xassan Cali Kheyre ra’isul wasaaraha cusub ee xukuumada ayaa ka digay isqab-qabsi soo kala dhexgala Hay’adda sharci dajinta iyo xukuumada xilli uu kawaramayey shaqooyinka horyaala dowladda cusub.

Ra’isul wasaaraha ayaa sheegay inaan loo baahneen hada waxyaabaha qaar sida muran yimaada inta ay socoto shaqada,si loo gaaro halka la’hiigsanayo.

Kheyre ayaa ku baaya inuu yimaado la xisaabtan dhab ah si loo fuliyo shaqaooyinka horyaala xukuumadiisa oo uu tilmaamay inuu wax badan qaban doono oo ay ugu horeyso wax ka qabashada.

 

Puntland-News24.