Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa nasiib darro kutilmaamay inaan muhiimad lasiinin dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland 18sano ee Puntland ay dhisnayd.

Madaxwaynaha ayaa sheegay dowladihii Puntland soo maray inay wax talaabo horay u qaadin oo kaabayaasha dhaqaalaha ah.

Waxaa uu sheegay haddii kaabayaasha dhaqaalaha la dhiso sida jidadka , goormada iyo dekedaha ay abuur karto shaqooyin badan, maalgashina oo uu imaayo.

Balse waxaa uu si caro ah madaxwaynuhu uu isku waydiiyay sababta howlahaasi dowladdihii hore u qaban waayeen , isagoona balanqaaday inuu ku dadaali doono dhismayaaasha jidadka , garoomada iyo dekedda.

Hoos kadhagayso

Puntland-News24.