Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo shalay u ambabaxay wadanka Itoobiya oo uu uga sii gudbi doono wadanka Imaaraatka Carabta ayaa beeniyay inuu jiro qorshe dowladda Imaaraatka Carabta ay saldhig militari ay ku samaysanayo magaalada Bosaaso.

Prof Gaas ayaa ku tilmaamay wararkaasi oo saxaafadda konfuurta Soomaaliya baahinayeen uu yahay mid waxba kajirin , balse dowladda Imaaraatka Carabta ay tababro siiso ciidamada badda Puntland.

Hoos kadhagayso

Puntland-News24.