Nabadoon Cabduqaadir Axmed Ibraahim Xarago oo dhowaan madaxwaynaha Puntland uu ku eedeeyey inuu katirsanyahay Al-shabaab lana xukumi doono ayaa maanta dib u helay xoriyadiisa.

Nabadoonka ayaa sheegay caafimaad ahaan inuu wanaagsanyahay isagoona si’aad ah usoo dhoweeyey go’aankii lagu siidaayay, waxaana uu ka gaabsaday fahfaahin dheeraad ah inuu bixiyo.

Puntland-news24.