Jaamacadda Maakhir ee magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa loo dhisay si casri ah oo aad u qurux badan, waxaana la filayaa dhowaan in xariga laga jaro.

Mashruuca Jaamacadda Maakhir ayaa dhaqaalaha ku baxay waxaa ku deeqday dowladda Kuwit , waxaana lasoo marsiiyay dowladda Puntland.

Dhalinyaro badan ayaa u heelan inay waxbarasho ka bilaabaan jaamacada oo sicasri ah loo dhisay.

Sawiradan hoose kadaawo bilicda jaamacadda.

Puntland-News24.