Golaha 77 oo xalay uu u waramay wasiirka cadaaladda iyo arimaha diinta Puntland ayaa lagu lafa guray hanaanka garsoor ee Puntland iyo dhaliilaha kajira.

Wasiirka ayaa u waramay barnaamijka Lahdal Soomaaliya ee saacadda magaalada Minneapolis 10:30 subaxnimo soo gala.

Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa kasoo jeediyay xafiiska Golaha ee magaalada Bosaso.

Puntland-News24.