Shirkadda DP world ee laga yeeyahay wadanka Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa shaqo joojin ku samaysay shaqaale gaaraya 270- oo ahaa muruqmaalka dekedda magaalada Berbera ee Soomaaliland.

Mudaharaad looga cabanayo shaqo joojintaasi ayaa maalintii labaad kasocda magaalada Berbera.

Maxamed Qarbooshe oo u hadlay mudaaharadayaasha ayaa codsaday in lasii wado cabashada , isagoona sheegay in arrintan samaayn ay ku yeelatay noloshooda.

Puntland-News24.