Dekeda Magaalada Berbera Xarunta Gobolka Saaxil ayaa Dhawaan Waxaa lagu wareejiyay Dalka isutaga imaaraadka Carabta Waxayna ka dhigan Doonaan Saldhig Milatari .

Dowlada Soomaaliland ayaa Dhawaan Heshiis lagashay Dalka Imaaradka Carabta Waxaana Heshiiskaasi Saxiixay Baarlamaanka Soomaaliland.

Ciidamadan ayaa Dhaawan ku soo wajahay Magaalada Berbra oo uu saldhigoona noqon doono.

Hadaba Hoos ka Daawo Muuqaalka Ciidankan.

Xasan Heykala Puntland News24.com