Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ma dhinte waa ilaah waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd  16/3/17 waxaa geriyoday nabadoon mahamud Ahmed ibraahim (xooshle) oo ah nabadonada dagmada B/bayla.

Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi gaar ah u dirayaan dhamaan eheladi iyo asxaabti qaraabadi uu katagay  marxuumka in ilaahay samir iyo imaan ilaah jasiiyo  janadi Fardoso ka waraabiyo  amiin

Waxaa tacsida  diraaya
Jeneral abdulahi said Samantar
Jeneral yusuf Ahmed Qeyr
Kornerl Weyrax jamac dhodi
Maxamed farax cise guduri
Osman salad Ahmed
Abdisaq wabari
Foosi farax
Abdinur gele Omar
Absirisaq Ali said
Abdirisaaq Maxamed maxamud Tobako
Said maxamud Ilmi Gesole
Abdirishid maxamud ilmi Gesole
Said Ali yusuf
Maxamed Nur said
Yusuf wayrax jamac
Omar ali yusuf
Dhaman dadkasi waxay leyihiin samir iyo imaan alaah naga siiyo nabadoon mahamud Ahmed ibrahin oo ah nabadoon janadii fardosa alah galiyo amiin