Qabanqaabadii ugu dambeysay ee lagu magacaabaayo Golaha Wasiirada ayaa ka socota Xarunta Madaxtooyadda sida ay Radio syl.com u sheegeen ilo lagu kalsoon yahay.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in galabta ama Caawa uu ku dhawaaqo golaha Wasiirada.
Gollaha Cusub ee uu soo magacaabayo Ra’iisulwasaaraha ayaa waxaa ku jira Wasiiro dhalinyaro Aqoon yahano u badan & Kuwa xilal ka soo qabtay dowladihii tan ka horeeeyey.

Ilo ku dhow dhaw Madaxtooyadda ayaa inoo xaqiijiyay in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu soo dhameystiray Liiska Golaha Wasiirada.