Dhagayso: Soomaaliland oo kahadashay Faa iidada ugu jirta Heshiiskii Dekeda Berbera

Maamulka Somaaliland ayaa Maanta Saxiixay Heshiiskii ay lagaleen Dalka iskutaga Imaaradka Carabta ee Dekeda Berbara.

Heshiiskan ayaa waxaa ansaxiyay Barlamaanka somaaliland waxaan ka soo horjaystay Xisbiyada Mucaaradka ee Maamulka soomaaliland.

Hadaba Soomaaliland Maxaa Faaiido ah oo ugujira Heshiiskan? Su,aashan Waxaa ka Jawaabaya D.r Sacad Cali Shire WasiirkaArimaha Dibada ee Soomaaliland.

Hoos ka Dhagayso

Xasan Heykal PuntlandNews24.com Bosaaso.

Close

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker