Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa soo saaray go’ aan uu ku amray hay’adaha kale duwan ee xukuumadda inay qoraaladooda kusoo saaraan luuqadda Soomaaliya ee dalka uu leeyahay , sida ku xusan qodobka shanaad ee dastuurka.

Hay’adaha dowladda ayaa inta badan qoraalada ay soo saaraan kusoo saara luuqadda Englishka , iyadoona tani dad badan ay shaki geliyaan sababaha loo isticmaali waayay luuqadda Soomaaliga ee dalka uu leeyahay.

Go’ aankan raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaana sidaan hoose u qornaa.

Puntland-News24.