Wafdi uu hogaaminayo madaxwayne kuxigeenka Puntland ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ujeedka socdaal ee wafdiga madaxwayne kuxigeenka ayaa ah u gurmadka dadka abaaruhu ay saameeyeen ee ku dhaqan gobolka Mudug.

Wafdiga madaxwayne kuxigeenka ayaa waxaa ka mid ah hay’adda WFP saraakiil sarsare oo kasocda.

Puntland-News24.