Ururka Al-shabaab ayaa ka afduubtay deegaano katirsan gobolka Gedo afar qof oo u shaqeynayay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO.

Shaqaalaha ayaa laga afduubay Gedo degmada Luuq ee gobolka Gedo xilli ay ku jireen howlo caafimaad.

Taliyaha ciidamada gobolka Gedo ayaa sheegay dadka la afduubay inay ahayn shaqaale ka tirsan WHO , balse ay ahaayeen dad si madaxbanaan u shaqeynayay.

Puntland-News24.