Qaraxa ayaa lala dan lahaa taliyaha cusub ee ciidamada militariga ee Soomaaliya oo gaari uu lasocday uu marayay wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa ismiidaaminta ah uu haleelay Gaari caasi ah oo ay la socdeen dad rayid ah oo marayay nawaaxiga Wasaaradda.

Puntland-News24.