Wasiirka arimaha gudaha , dib u heshiisiinta iyo arimaha faderaalka ee Soomaaliya Cabdifaarax Juxa ayaa ka hadlay xaalada abaarta ee kajirta wadanka.

Wasiirka ayaa sheegay deegaan walba oo wadanka ka mid ah in gurmadka la gaarsiiyo xitaa meelaha ay haystaan ururka Al-shabaab si walba oo lagu gaarsiin karo.

Wasiirka oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Cadaado ayaa dhanka kale sheegay inuu ka codsanayo shacabka Soomaaliyeed ee dhaqaalaha haysta inay shacabkooda taakuleeyaan.

Hoos kadhagayso

Puntland-News24.